Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay xaalada ka taagan magaalada Baydhabo

Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xiisada iyo rabshadaha ka taagan magaalada Baydhabo, oo ka dhashay xarig shalay magaaladaasi loogu geestay Musharax Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur. Qoraalka kasoo baxay Wasaarada amniga gudaha Soomaaliya ayaa loogu baaqay shacabka magaalada Baydhabo in ay ilaaliyaan xasiloonida, waxaa sidoo kale shacabka loogu baaqay in ay … Continue reading Dowlada Soomaaliya oo War kasoo saartay xaalada ka taagan magaalada Baydhabo